Haddii diidmo lagaa siiyay dalabkaadi ku aadanaa caawimaada shaqsiga ah.

 

Haddii diidmo lagaa siiyay dalabkaadi ku aadanaa caawimaada shaqsiga ah.

Waxaad ogaataa inaadan kaligaa ku ahayn.

Kaliya bishii Janaayo ee sanadka 2017 waxaa diidmo helay 85% intii dalbatay caawimaada dadka lixaadkoodu dhantaalanyahay.

Hadaba waxaad ogaataa in shirkadda Shamsen Assistants AB diyaar kuula tahay in ay kaa caawiso ka dacwooshada go.aanada diidmada ah.

Wixii faah faahin ah kala xariir teleefoonada hos ku qoran;

0241-10288 ama 0707866442.